Waxaa farxad ii ah, inuu dalka joogo Mr. Abdullahi oo leh Qibrado kala duwan, kuna soo laabtay dalka si uu u garab istaago Ganacsiyadda cusub iyo sare uqaadida tayadda Bunka laga cabo Somalia asigo siinaayo xirfad tayo leh Aradada, sidoo kale Abdullahi waa isku xerka fursadaha shaqo iyo ardayga, ahna kormere iyo la taliye sare goobaha shaqada. MAHADSANID ABDALLAH!
Yusuf Kassim
Mamule Golden Cafe